Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada iyo Musharaxiinta qaar oo iyana lacago badan bixiyay

Musharaxiinta ugu saameynta badan ee ku hardamaya doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa saacadihii lasoo dhaafay sameeyay olole aad u xoogan, musharaxiinta ayaana Xildhibaanada ku kasbanayay lacago badan iyo ballanqaadyo maaliyadeed. Sida aan wararka ku helnay xildhibaanada oo u badan kuwa koox koox isugu xirmay ayaa xalay lacagta soo wada mariyay inta badan musharaxiinta ugu saameynta badan … Continue reading Farmaajo oo Lacagtii ugu badneed siiyay Xildhibaanada iyo Musharaxiinta qaar oo iyana lacago badan bixiyay